Saluuga Awooda Dawladnimo Iyo Hirdanka Jagada No 4 Ee AWDAL

0
Wednesday September 16, 2020 - 17:05:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Saluuga Awooda Dawladnimo Iyo Hirdanka Jagada No 4 Ee AWDAL

    MUSA AW HASSAN LODOON

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUSA AW HASSAN LODOON


waxa hubaal ah in aanu bulshaweynta galbeedku ADALnation  marnaba sanduuq warqad ku ridayen inta xaal yahay

(FAD AMA HA FADIN WAA LAGU FADSIIN).karaamada iyo is qaderinta ayaa wax walba ka weyen .

RAG WAXAAN KU MAAMULI AQAAN AMA KU MAAMUUSI

MISNA INANU NAHA OY TOLNIMO MEERTO NOO TAHAY

MASALAHA NINKAAN II DHIGAYEN EEN MIDIGTA II DHIIBIN

NINKII ANIGA IGA MAARMI KARA UMA MURAADYEESHO.



tan iyo kursiga weyda ah ee bilaa awooda ah waa cad quudhsi waa powerless post.

ku sii sime 

maqas rayisle

WAA KURSI MINXIIS MADAXWEYENE.

waxan leehay siyaasiyiinta ka soo jeeda boqortooyada ADAL EMPIRE  ma geydaan minxiisnimo

ka astaaqfuralaysta oo madaweyenenimo  kursiga hordhigo han madaxweyen. Abtiyaaladeen Afar jeer bay badaxweyne

dalka ka noqdeene baarkin gareeye waa doorkii AWDAL haduuna xaalku ahayen

RAZAAQI IYO RASHIIDMOOYEE

DADKA KALE MA ROOTIBAA.

ninwaloyba faraskaagu ha ku qaado

xoolaha inoo kala sooca

iyo salaan iyo sagooti fiican.

waa xigmadii hawiye daarood u tiriyey siiba majeertaan.

cabdrashiid cali sharmaake

iyo cabdirasaaq xaaji xuseen 

oo labaduba madaxweynayaal iyo raysal wasaare isku ahaa.

beesha majeerteen ka soo wada jeeday.

waxa wada yeesha iyo wadaagoo way diiday

xaalku waa nin walooba faraskaagu ha ku qaado.

ALLA MACAANAA EDOY WAA INAGA

IYO WAAN U SOO SHAHIIDAY  CAR MAY DHASHAA

HELLO MOGADHISHO.


DHAAXAAN JALADEE 

DHEGBAAN JALAQ LA II SIIN.


XAQ U DIRIR


MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...