Turkey iyo France W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Wednesday September 16, 2020 - 16:37:46 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Turkey iyo France W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Hadaba Afar meelod u turkigu kaga adkaday France ka waxay kala yihiin:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaba Afar meelod u turkigu kaga adkaday France ka waxay kala yihiin:


Turkiga iyo France dagalka ka dhaxeya waxa u ku qotama diin iyo xadarad.

Labadan dal o iska ga badiyay dagaalka SOFT POWER DIPLOMACY waxay xubno ka yihiin NATO waxayna wada dhacan qaarada EUROPE Maadama Turkigu dhaco Qaarada ASIA IYO EUROPE Ba.

Hadaba Afar meelod u turkigu kaga adkaday France ka waxay kala yihiin:

1. Turkigu wuxu waxma jiran ka dhigay dagaalka suuriya o u kaga adkaday France iyo xulafadiisa waana halka colaada casrigaah dib uga soo laba kaclaysay.

2. Waxa uu hadana kaga guulaystay dagaalki u bilaabay e liibaya u wado cad diray Taas o mar labaad shidaalka ku sii shubay colaada turkiga iyo france ka ee cusub.

3. Waxa u kaga guulaystay o kala wareegay galbeedka Africa sida Dalalka Chad ,Niger halkaas o dawladahaas la galay heshiisyo iyo mashaaric waawayn.

4. Waxa kale u kaga adkaday Bariga Badda Mediterranean ka France iyo Huwanti kale e la socotayba O Greece u Horeeyo.

 

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Email:[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...