Muxuu Daarnaa Kulan Dhexmaray Siyaasiyiinta Miisaanka Leh Ee Xirsi Iyo Maxamuud Xaashi

0
Wednesday September 16, 2020 - 16:12:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Daarnaa Kulan Dhexmaray Siyaasiyiinta Miisaanka Leh Ee Xirsi Iyo Maxamuud Xaashi

    Muxuu Daarnaa Kulan Dhexmaray Siyaasiyiinta Miisaanka Leh Ee Xirsi Iyo Maxamuud Xaashi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu Daarnaa Kulan Dhexmaray Siyaasiyiinta Miisaanka Leh Ee Xirsi Iyo Maxamuud Xaashi




Hargeysa(HWN):-Labada siyaasi ayaan Warbaahinta u faahfaahin waxyaabaha ay ka wadahadleen marka laga reebo in ay ogolaadeen in Sawiro laga qaado.

Kulanka waxa kale oo goob joog ka ahaa siyaasi Cali Siciid Raygal, oo ka wasiir ka soo noqday xukuumaddii Siilaanyo.

Warar hoose ayaa sheegaya in labada siyaasi ka wadahadleen mustaqbalkooda siyaasadeed iyo in ay isku aragti noqdaan.

dhawaan siyaasi maxaamuud xaashi ayaa sheegay in aanu ka qayb galayn shirka golaha dhexe ee kulmiye oo dhawan ka qaabsoomaya
tasi oo ku micneeyay in shirka kulmiye uu u afduubanyahay hogaamiyaha somaliland muuse biixi cabdi
Xirsi iyo Xaashi, ayaa isku deegaan ka soo jeeda.

Hadhwanaagnews
Hargeysa/office
Loading...
Loading...