Xasan Sheekh Oo Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Uu Baalmaray Dastuurka

0
Wednesday September 16, 2020 - 10:16:09 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 942
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh Oo Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Uu Baalmaray Dastuurka

    Xasan Sheikh Maxamuud Ayaa Ka Hadlay Arrimo Dhowr Ah Oo La Xariira Arrima

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan Sheikh Maxamuud Ayaa Ka Hadlay Arrimo Dhowr Ah Oo La Xariira Arrima



Madaxwweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud Ayaa Madaxweyne Farmaajo Ku Eedeyay Sharci Ku Tumasho Iyo Ku Tagri Fal Awoodeed, Isagoo Sheegay In Loo Baahan Yahay In Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Uu Si Hoose U Eego Sharciga Uuna Ilaaliyo Qodabada Dastuuriga Ah.

 

Xasan Sheikh Maxamuud Ayaa Ka Hadlay Arrimo Dhowr Ah Oo La Xariira Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya, Waxaana Ka Mid Ahaa Waxyaabaha Uu Sida Gaarka Ah U Dul Istaagay Xilka Qadistii Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Waxaaa Uu Sheegay In Madaxweyne Farmajo Uu Ku Guul Darresysatay Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub, Iyadoo Dalku Uusan Kaahyn Ra’iisul Wasaare Wax Ku Dhaw Laba Bilood, Waxaana Uu Sheegay Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud In Aysan Macquul Aahyn In Xilka Ay Siihayso Xukuumad Kalsoonidii Lagala Laabtay.

 

Waxyaabaha Uu Sameyno Madaxweynuhu Ayuu Sheegay In Ay Baal Marsan Yihiin Dastuurka Dalka, Waxaana Xukuumadda Hadda Shaqeynaysa Ee Xil Gaarsiinta Uu Ku Tilmaamay In Ay La Mid Tahay Nin Xaas Ay Kala Tageen Ay Wali U Ilama Dhalayso, Taasi Uu Xasdan Sheikh Uu Tusaale Usoo Qaatay, Waxaana Uu Si Kulul U Dhaliilay Madaxweyne Farmaajo.

 

Waxaa Uu Sidoo Kale Uu Ka Hadlay Xasan Sheikh Maxamuud Arrimaha Doorashooyinka Isagoo Sheegay In Aysan Aqbali Doonin Qaabka Uu Farmajo Wax U Wado, Waxaana Uu Sheegay In Ay Ku Qancaan Oo kaliya Doorasho Qof Iyo Cod Iyo Doorasho Dadban.



Loading...
Loading...