Dhaliilaha Is Huwan Ee Haysta Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada. Q.2aad

0
Sunday February 03, 2019 - 10:17:11 in Articles by Super Admin
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaliilaha Is Huwan Ee Haysta Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada. Q.2aad

    waa faro kutiris hadaba dadkeenu waxay moodaan oromo oo anba aan qabay fikirkaa kahor baadhitaankayga laakiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waa faro kutiris hadaba dadkeenu waxay moodaan oromo oo anba aan qabay fikirkaa kahor baadhitaankayga laakiin hadii aynu ogaanay lacagta loogu tala galay bishii ee miisaaniyada wasaarada inay tahay 7000dollar waxaa is waydiin mudan imisa qof ayaa kunoolan kara oo darbifiifa waxaan celcelis ahaan kusamaynay in 100 derbijiif ay nolol wanaagsan kunoolaaan karo hadii laxareeyo boqolkaana waxaa dhamaan laahaa caruurta darbi jiifga ah waxaa tusaale inoogu filan nimanka diinta ushaqeeya waxay sahay ahaan kuqaataan bishii wax kayar 60dollar oo maalindhaaf ay hilib kacunaan habeenkiina cunto wanaagsan kahelaan yaryarkuna darbijiifga ayaa lacagta loogu Talo galay kusoo laban laabmaysaa waxaan waxaan soomaray gobolada dalka waxaaba ugu badan gobolka hargeisa kuwakale waa faro kutiris hadaba dadkeenu waxay moodaan oromo oo anba aan qabay fikirkaa


kahor baadhitaankayga laakiin soo heli maysid oromo banaan seexanaysa waxay wada kiraysdeen bulashaa magaalada koonaheeda dadka dhaxantaasi kudhacaysaa waa mudiniin reer somaliland ah doorkii xukuumada ee wasaarada shaqadu arimaha bulshadu way gabtay waxaana sifo sharciga baal marsan loo lunsaday qadarka lacageed ee intaa lee gee loogu talo galay darbijiifka wasaarada waxaa dulhoganaaya ceebo iyo fadeexado is huwan waxaana sigaara loogu naas nuujiyaa dad gaara xoolahaa Booliga ah ee agoomaha iyo derbijiifka loogu talogalay.
waxaan maqaaladeena danbe kusoo bandhigaynaa lacago kale oo sida daadka ugusocda wasaarada shaqada

xalay waxay kubeegnayd 200?

Waxaa jawaabta su’aasha laga sugayaa  qofkasta oo garanaaya
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...