Madaxweynaha Galmudug Oo Hortegaya Aqalka Sare Ee Dalka

0
Tuesday September 15, 2020 - 10:05:12 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Galmudug Oo Hortegaya Aqalka Sare Ee Dalka

    Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay Senatorada Aqalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay Senatorada Aqalka




Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta ka qeyb-galaya kulanka guddiyada joogtada ah ee Aqalka Sare, sida uu shaaciyey guddoomiyaha Golahaasi.

Madaxweyne Qoor qoorayaa khudbad ka jeedin doono xarunta Aqalka Sare taas oo uu uga hadlayo arrimaha Galmudug, xaalada dalka iyo safarkiisa Muqdisho.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay Senatorada Aqalka Sare in kulanka maanta uu mihiim yahay, islamarkaana uu ka soo qeyb-geli doono Madaxweynaha Galmudug.

Sidoo kale xildhibaanada Aqalka Sare ayaa su’aallo dheeraad ah weydiin doonoi madaxweyne Qoor qoor oo maalmahaan dambe kulamo siyaasadeed ka waday caasimada.

Horey golaha aqalka sare waxaa u hortagay madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland.


Loading...
Loading...