Muxuu Lafta-gareen kala hadlay Generaal Odawaa & Heshiis gaar ah oo dhacay?

0
Tuesday September 15, 2020 - 09:53:11 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Lafta-gareen kala hadlay Generaal Odawaa & Heshiis gaar ah oo dhacay?

    Taliye Odawaa ayaa Madaxweyne Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Odawaa ayaa Madaxweyne Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen




Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo booqasho ugu tegay.

 

Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan amniga iyo guulaha laga gaaray ka dhagaystay Taliye Odawaa Yuusuf Raage, isagoo tilmaamay Taliyaha in howlgalgadii ugu dambeeyay ee laga fuliyay Gobolada Koonfur Galbeed Laga Miro dhaliyay.

Taliye Odawaa ayaa Madaxweyne Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen u sheegay in dhawaan Ciidanka dowladda Federaalka ay bilaabi doonaan howlgal wado furis ah oo laga fulinayo deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

 

Lafta-gareen ayaa Taliyaha uga mahadceliyey Booqashada ugu yimid, waxaana uu bogaadiyey howlgalada ay Ciidanka xoogga ka wadaan Guud ahaan dalka, isagoo xusay in maamulka uu hoggaamiyo ay go’antahay nabadeynta deegaanada.


Lis Dairy

Loading...
Loading...