Ma Runbaa Saaxiib

0
Saturday September 12, 2020 - 09:43:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Runbaa Saaxiib

    W/Q: Guuleed liibaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Guuleed liibaan

11 / 9 / 20  

Marunbaa saaxiib  

Keene iyo kordhiye  

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib marunabaa ayadoo SHIDAAL  

Muwaadiniini leedahay badda ay taagan yiin oo loo diiday inay  

Soo xidhaan ayaa SHIDAAL cidle aan la garanayn oo aad ubadan  

La soo dejiyay?  



Kordhiye. Saaxiib su,aashaa aad I,weydiisay waa la rumaynayay  

Haddayse sidaasi dhacday shacabka meesha ku nooli wax jira maaha  

Waxay ahayd inay haamaha shidaalka iyo dekeda labadaba qabsadaan  

Markab kaana dib loo celiyaa oo aanu soo xidhanba  

Waxa la sheegayaa in shirkad  madaxtooyadu usamaysatay inay hantida  

Qaranka ku boobto ay SHIDAALKAN wakiil utahay.  

Markaa waxa muuqata in shacabkii la mashqaciyay dabeed la ogaaday  

Inaanay soo roganayn  

Markaa waa laba qaybood dalkii waa in hoggaanka joogt oo GUN AH  

Iyo in waxa ay ka baqayaan aan la garanayn oo arka sida dalkii usii baaba,yo  

Oo haddana aan dan ka lahayn.  

ALLA HA SAHLO .  


Guuleed liibaan             [email protected]  

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...