Gudoomiye Ciro Nin Garanaya Halkuu Geedka Laanta Ka Diiranayo Ama Ka Jarayo

0
Thursday September 10, 2020 - 10:20:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ciro Nin Garanaya Halkuu Geedka Laanta Ka Diiranayo Ama Ka Jarayo

    W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Waxaan hubaa hadii Alle nafta inoo daayo. Xisbiga waddani oo codkii kulmiye midd Ka badan goboladda dalka oo dhan ka helaya. Waxana sababeysa siyaasadda degan ee aan caadifaddu hogaaminyey ee gudoomiyo Ciro.

 

Dadbaddan oo niyad jabey doorashadii waxaan leeyahey. Halmaalin anigu ismaan dhiibin. Samirka siyaasaddu waa seddka guusha mustaqabalka xisbinimadduna waa jaamacadd oo kale.

 

Qofku markaa haduu maalinba jamaacddd ka cararo oo mid kale galo. Waxa aqoontiisu noqota midaan fadhiyin. Kuwo badan oo yaacey ayaa hadda waxbadan ogaaddey.

 

Guushu maaha tamarkaba muuqataa waata leh aragtidda iyo dulqaadka. Siyaasadda caalamka markaad ragg badan oo guuleystey aragto. Waxey soo mareen jid-dheer.

 

Markaa nolosha ninka samra waxu aaminsanyahey adkeysta meel qudha wajiga saara. Hadafkiisu noqdo hal ujeedo. Ninkaasa najaxa. Wuuse Yara qadhaadh yahey samirku.

 

Waan hambalyeynayaa tageerayaasha mayalka adag ee aan is dhiibin ilaa maanta ilaa maalintii doorashaddu dhacdey.

 

Waana soo dhoweynayaa cidwalba oo shaley naga soo horjeeddey maanta u aragta dariiqa isbedelka dowladdnimo in lagu gaadhi karo xisbiga waddani

 

 

 

 

 

 

 

 

 

     


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...