Turkey iyo Greece W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Thursday September 10, 2020 - 10:07:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkey iyo Greece W/Q Mohamed Aden Hassan.

    TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Turkey waa dal dhaca Bariga dhexe amaba Galbeedka Qaarada Asia ahna dal ka tirsan qaaradaha Asia iyo Europe Halka Greece Yahay dal dhaca koonfurta Qaarada Europe.

 

Turkiga dadkisa qiyaas ahaan waa 82 milyan kaalinta 11aad ayu kaga jiraa kala saraynta ciidanka waa dal dhinac walba ka koraya Hadda waxaba aynu odhan karnaa waa dalka bariga dhexe hadda ugu tuk tug roon, Halka dalka Greece dadkisa lagu qiyaaso 10 milyan waa dalka 33aad e kala saraynta ciidadma millatry ga.

 

Is bar bardhig kooban ka dib labadan dal waxay isku yahan dhinaca diinta waxaana dhex maray dagaalo culus o guushu raacdo turkiga isla markana dib loo celiyo fekrada diinta ku dhisan ee Greece wadato waxa kale o ay isku hayaan jasiirada Cyprus o laba dhinac uka la qaybsan mid diin ahaan raacsan dalka Greece iyo qaybta kale o ka nolyihin dad muslim ah oo ay isku xulufo yihiin dalka turkiga.

 

Waxa kale o sadexeya Hadda xiisada badda Mediterranean ka waliba qaybteda dhinaca bari taas o ay is bahaysi ku yihin Greece,france, UAE , Cyprus ta Greece iyo dhinaca kale o ah turkiga iyo Cyprus ta turkiga xulafada yihiin.

 

Arimaha xiiso leh waa in turkiga kaga awood sareeyo hadda xulafadaas o dhan ka badda , turkiga ayaa badhaya siliida ceegagta badda Mediterranean ka nato ayaa bilawday dhex dhaxadin iyo wada hadal turkiga wu so dhaweyay lakin xaga Greece ku maysan qincin.



Arimaha xiisaha mudan waxa ka mida o layaabka noqday in markab leyihin france ku u is yidhi daan daanso marakibta turkiga balse u waji gabax kula kulmay markii gabi ahaanba la khal khaliyay is gaadhsinta markabka isla markana wax shaqenaya laga dhigi wayay waxana xusid mudan in lagu qaaday dagaal dhinaca electronic aha xataa warbaahinta france ka ayaa qorasay markabka waxa dul yacayay wax lagaran waayay ilaa u marki danbe markab USA leyahay u qaylo dhaan u diray makri kuwa Greece waxba awoodi wayen.

 

 

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Email: [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...