'' La Soco Aduunka ,Agabkii Doorashadda Tigrey Oo La Daad Gureeyey ''.

0
Tuesday September 08, 2020 - 10:01:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' La Soco Aduunka ,Agabkii Doorashadda Tigrey Oo La Daad Gureeyey ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Komishanka doorashooyinka maamulka Tigrey ayaa u daad gureeyey goobaha doorashadda agabkii iyo shaqaalihii doorashadda ka hawl-geli lahaa .

 

Gudoomiyaha doorashooyinka u qaabilsan maamulkaas oo la hadlaay galabta saxaafadda ayaa sheegey in maalinta beri ee salaasada ah 6 galabnimo goob kasta ay ooli doonaan agabkaasi , iyadoo doorashadana loo balan san yahay maalinta arbacadda ee fooda inagu soo haysa .

 

Dhinaca kale dawlada dhex ee itoobiya ayaa ku celisay digniinta ku saabsan doorashooyinkaas , waxaanay sheegtay in aanay aqoonsan doonin natiijo kasta oo kasoo baxda .

 

Si kastaba ha ahaatee , waxaa muuqata in waqtiguu doorashaddu soo galayo iyadoo dhianca tigreayguna ku jirro qaban-qaabadii u danbaysay iyadoo talaabo itoobiya doorashooyinkaas ay ku joojin kartaana aanay muuqanin .

 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...