Mar Baan Iimaankaygii Iibin Gaadhay

0
Sunday September 06, 2020 - 16:40:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mar Baan Iimaankaygii Iibin Gaadhay

    Qoraa: Cali Maxamed Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraa: Cali Maxamed Biixi

Waxaan tegey magaalo cusub oo lay Begelly War an  soo raacay Bus yar oo dhawr qof saran yihiin. Darewelkii ayaan kiradii u dhiibay , markaasaa waxa uu in soo Celiyey lacag kab badan baaqigii ay  ahayd in uu in soo celiyo.



Markaan arkay ayaan  is idhi mau celisaa  mise, waad iska haysataa,  aniguna  waan iska local la'aa.  Jeebka ayaan  ku ritzy lacagtii. Kolkii  aan Buska ka delayed, ayaan  lacagtii soo scary oo Derewelkii ku  idhi


: lacag badan baad  ii soo celisay: markaasuu iigu jawaabay : waxaad  tahay  wadaadkii cusbaa ee magaalada  dhawaan loo soo Begelly.  Waxaan ugu jawaabay : Haa 


Waxa uu igu yidhi: ogaan  baan kuugu soo Celine lacag baaqigaagii  ka badan oo waxaan eegaayay iimaan kaagu sida uu yahoo. I insane waxaan ogaaday in aad tahay qof wanaagsan oo iimaan leh.


Markaasaan ilaahay  ugu  mahad nanny iimaan  uu isiiyey, iyo garashada  uu  igaran siiyey.

Markaa iimaanku waa  wax aad u qaali  ah.

 

Qoraa: Cali Maxamed Biixi

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...