Ku Wiinaanu Idinka Qaadaynaa

0
Saturday April 20, 2019 - 14:14:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Wiinaanu Idinka Qaadaynaa

    20 / 4 / 2019 Kuwiinaanu idinka qaadaynaa Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

20 / 4 / 2019 Kuwiinaanu idinka qaadaynaa Keene iyo kordhiye Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib ma dhegaysanaysay

Wasiirkii madaxtooyada mar uu ka hadlaayay dhulkii laga qaaday

Masaakiinta waxuu yidhi idinku buur cidla ah ayaa ka hadlay saane

Guryaha aa leediin ayaanu idinka qaadaynaa haddaanu doono.

Bal saaxiib ninkaa aqoontiisa ka waran oo haddana fadhiya meel

Halbawla,ah.



Kordhiye. Saaxiib ninkan waxaan moodayay in mar hore la eryay

Waayo ninkii ardadii jaamicadda burco ka qalin jebisay lahaa tahriiba

Markaa anigu shalay lamaan yaabin waayo horaan uarkay.

Mar hadduu weli joogana waxuu ku joogaa INAADEERO.

Markaa shacabkay utaalaa waxa ay ka yelayaan xukuumadan

Fashilantay rakaab keediina noocaasoo miidhan yahay.

Annakaa wax aragnay waa yaab.


Abwaan . guuleed liibaan snm1710@livecom

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...