Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Ku Biiray Tartanka Hogaanka Kulmiye Iyo Booska Uu Higsanayo

0
Thursday September 03, 2020 - 10:50:24 in News by
  • Visits: 1405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Ku Biiray Tartanka Hogaanka Kulmiye Iyo Booska Uu Higsanayo

    Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Ku Biiray Tartanka Hogaanka Kulmiye Iyo Booska Uu Higsanayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Ku Biiray Tartanka Hogaanka Kulmiye Iyo Booska Uu Higsanayo


Tartanka kursiga gudoomiye ku xigeenka Afraad ee xisbiga talada Somaliland xiligan haya ee Kulmiye waxaa hadda lay xaqiijiyay inuu ku biiray lacagtii shuruuddaahaydna shubay Axmed Muumin Seed wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland.

Image may contain: 1 person, suit


Masuulkan ayaa noqonaya musharaxii sadexaad ee loolanka kursigaasi loogu jiro buuxiya shuruudihi looga baahna , waxaana yaguna isla kursigan tartankiisa ilaa hadda diyaar u ah.


Cabdiraxmaan Saylici madaxweyne kuxigeenka Somaliland iyo Maxamuud Xasan Sacad Saajin wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee Somaliland.

 
 
Loading...
Loading...