Madaxweynuhu Tabashooyinka Jira Wax Haka Qabto Intuu Is Dabciyo"

0
Wednesday September 02, 2020 - 17:04:20 in News by
  • Visits: 1210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynuhu Tabashooyinka Jira Wax Haka Qabto Intuu Is Dabciyo"

    Madaxweynuhu Tabashooyinka Jira Wax Haka Qabto Intuu Is Dabciyo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynuhu Tabashooyinka Jira Wax Haka Qabto Intuu Is Dabciyo"


Hargeysa(HWN):-Xoghaye ku-xigeenka Xisbiga mucaraadka ee WADDANI Jamaal Jaamac Xaamud ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay inuu wax ka qabato tabashooyinka jira, isla-markaana uu noqdo Madaxweyne dabacsan oo furfuran.




 

Xoghaye ku-xigeenka Xisbiga Mucaraadka ee WADDANI Jamaal Jaamac Xaamud, oo u warramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay "Arrinka saami-qaybsiga ee taagan waxaa masuuliyadeed iska leh oo wax ka qaban kara Madaxweynaha, maxaa yeelay saami-qaybsiga oo la sameeyo waa muhiim, cid walbana waa u muhiim, wax badana dawo ayuu ka yahay, xitaa Madaxweynaha waxaa la gudboonayd haddii aan Doorashada saami-qaybsi lagu galin karin doorkan inuu si toos ah ugu tago ama u qaabilo cidda wax tabanaysa, wax-garadkooda iyo odayaashooda, isla- markaana uu ku qanciyo, ta kale Madaxweynuhu inuu is dabciyo oo uu weji furnaan la yimaaddo, tabashooyinka jirana wax ka qabto weeye, Madaxweynuhu inuu hoos u eego xaaladaha dalka ka jira, oo dhibaatooyinka hadda taagan wax ka qabto weeye”.

Loading...
Loading...