KSA IYO UAE W/Q Maxamed Aden Hassan.

0
Wednesday September 02, 2020 - 09:39:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    KSA IYO UAE W/Q Maxamed Aden Hassan.

    TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Diyaarada EL AL e Israel nocedu Yahay Boeing 737 Dulimaadka sumadiisu ahaa LY 971 Ka soo dushay Tel Aviv TLV Airport kuna socotay Abu Dhabi  AUH Airport O Captan ka ahaa Tal Becker siday xubnaha usa iyo Israel e ay gadhwadaynka ka ahayen la taliyaha arimaha bariga dhaxe e madaxwayne Donal Trump iyo la Taliyaha Amniga qaranka USA waxay soo dul martay Hawada sare e dalka sacuudiga maadama ay tahay route ka ugu dhaw ugana wakhti yar e diyaaradu ku tagi karto Emiratka waxa weye arrin laga soo shaqeyay in muddo ah o lagu qanciyay dawlada sacuudiga.



Hadaba maadama diyaradaha Israel mamnuuc ka hayd hawada dal muslim ah sacuudiga ayaa noqonaya dal talaabadas qaaday Hadaba xogaha xidhidhkan iyo arimaha diplomaciyada waynu soo gudbin doona si dadkenu wax fara badan ula socdaan o caalamka ah insha allah wayn soo gudbin doona.

 

Wixi fekrad ahna Halkan Hoose igu soo dir insha alllah Emailka Iyo Twiterkaba.

 

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Email: [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...