Madaxwayne Farmaajo Oo Fariin Udiray Ciidamada Dawlada.

0
Saturday April 20, 2019 - 11:33:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Farmaajo Oo Fariin Udiray Ciidamada Dawlada.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay booqasho aan la sii shaacin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay booqasho aan la sii shaacin

ugu tagay ciidamada dalkiisa ee ku sugan deegaannadii ugu danbeeyay ee laga qabsaday Al-shabaab ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa fariin u diray ciidamada.



Madaxweynaha oo tagay deegaannada Sabiib iyo Canoole oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ugu baaqay ciidamada halkaa ku sugan in aysan dib uga soo bixin deegaannada ay ka qabsadeen Ururka Al-shabaab.


Ciidamada dowladda ayaa inta badan dhowr cisho kaddib isaga baxa deegaannada ay kala wareegaan Ururka Al-shabaab oo mar danbe dib u qabsada.

Loading...
Loading...