Beel Shaacisay Inay Degmada Xarshin Ku Caleemo Saarayso Jiif Caaqilkooda Guud

0
Sunday August 30, 2020 - 22:19:09 in Articles by
  • Visits: 1453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beel Shaacisay Inay Degmada Xarshin Ku Caleemo Saarayso Jiif Caaqilkooda Guud

    Beel Shaacisay Inay Degmada Xarshin Ku Caleemo Saarayso Jiif Caaqilkooda Guud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beel Shaacisay Inay Degmada Xarshin Ku Caleemo Saarayso Jiif Caaqilkooda Guud

 


Beesha Nuux Ismaaciil (Subeer Awal) ee ku nool dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa shaaciyey inay caleemo saarayaanjiif caaqilkooda guud oo ay u xusheen Mustafe Xaaji Ibraahin Maxamuud(Gadh-Gadh).


Gudida qaban qaabada ayaa sheegay in degmada Xarshin ee dawlad deegaanka soomaalita Itoobiya lagu caleemo saarayo jiif caaqilka guud ee beesha Nuux Ismaaciil, iyada oo xaflada caleemo saarkuna ay dhici doonto 06/09/2020.




AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...