Maayir cashuurtayadii maxaad noogu qabatay?

0
Saturday August 29, 2020 - 20:55:25 in Articles by
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayir cashuurtayadii maxaad noogu qabatay?

    Maayir cashuurtayadii maxaad noogu qabatay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayir cashuurtayadii maxaad noogu qabatay?


Caawa ku dhawaad 20 minute waxa na haya roobkii la odhan jirey ooduhuu rogey waxa aan se ka xumay in roob kaa caawa laba qollo ay midiba dareen gaara u sameynaayo oo midna ku farxaayo, midina ka naxaayo waliba ka naxayaa waxa uu isleeyahay yaa dhulka kulla jara.

No photo description available.


Intaaba waxa ka sii ayaan daran dadka waxaas oo daad iyo biyo ahi aadyar inta ay dhaafaan ay baddii halkaa kaga xaroonaayo.


Islaamaha hargaysi way ku farxayaano wax aliyaalla wixii ay qashin hayeen daadkay iska raacinayaan maadaamo dawlad hoose oo ka qaadaa aanay jirin.


Maayir sotelco wuu ka naxayaayo waxkasta oo oo uu nabnabay ileyn wadooyin ma dhisee waa lakab caamays ahe horto daadkaa la tagaaya, waa ta labaad e wax la yidhaa biyo mareen caasimadu ma leh oo 8 sanno hal biyo mareen muu sameyn ninkaasi lacagtii shacabka mooji Fooq laga dhisayaa, biyo lagu cabyaa, cid lagu mustafeeya, jin lagula heshiiya bal sheeg wakaas cashuurtii umada waxa loogu qabto ama loogu qabtay.


Maayir cashuurtayadii maxaad noogu qabatay?


Caawa cid lugayn kartaa ma jirto oo illiilad waliba waa soo rog matay, wado bad qabtaana ma jirto oo waa wada god iyo dhiiqo.


#dawnsompower

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...