Dhismaha maamulka cusub ee HirShabelle oo si rasmi ah loo guda galay

0
Saturday August 29, 2020 - 09:24:58 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhismaha maamulka cusub ee HirShabelle oo si rasmi ah loo guda galay

    Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasoo ka kooban 11

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasoo ka kooban 11


Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa magaacabay Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasoo ka kooban 11 xubnood.
Madaxweyne Waare ayaa sheegay in uu arintaan kala tashaday Madaxweyne ku xigeenkiisa Cali Guudlaawe Xuseen, waxaana uu amray in ay si deg deg ah u soo gudbiyaan qorshahooda ku aadan soo xulista Xildhibaanada.
No photo description available.


Loading...
Loading...