Sideen Uga Faaidaysan Karnaa Biyaha Gu'ga Ee Dooxyada Mara

0
Friday April 19, 2019 - 18:12:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sideen Uga Faaidaysan Karnaa Biyaha Gu'ga Ee Dooxyada Mara

    Roobabkii gu'ga ahaa ayaa galabahan maanta ka bilaabmay geyigeena, isagoona isku gaala bixiyay gees ilaa gees .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobabkii gu'ga ahaa ayaa galabahan maanta ka bilaabmay geyigeena, isagoona isku gaala bixiyay gees ilaa gees . Dadka gebi ahaantood ayaa dareemay farxad dabadeedna u mahad celiyay gargaarihii ku galaday kana soo jabiyay abaartii gaamurtay ee saamaysay gobol kastaba.

Hadda hargeysi iyo guud ahaanba dalkeenu waxa guudkooda ka muuqda qurux,iyo geedo akhtar isku badalay.

Waxa kaloo la maqlayaa guuxa iyo dananka uu Danabku sida giraanta u wareejinayo.waxa ay Dooxydu mari doona biyo aan kala gu i Doonin.markaana u galbis doonaa dhankaa iyo bada.


Aduunyada horumarka gaadhay waxa ay ka Faai'daystaan oo ay gidaar adag ku xidhaan biyahaas iyagoona u yeela biyo xidheeno laga reeyo .

Haddaba aynu ka faaidaysano gebigeenuba si a biyahaasi ugu gudbin si sahla ilaa iyo baddii.
Hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...