Wasiir Axmed Toorno Oo Xilkii Ka Qaaday Masuul Ka Tirsan Wasaaradiisa Iyo Sababta Keentay

0
Friday August 28, 2020 - 16:30:09 in News by
  • Visits: 2538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Axmed Toorno Oo Xilkii Ka Qaaday Masuul Ka Tirsan Wasaaradiisa Iyo Sababta Keentay

    Wasiir Axmed Toorno Oo Xilkii Ka Qaaday Masuul Ka Tirsan Wasaaradiisa Iyo Sababta Keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Axmed Toorno Oo Xilkii Ka Qaaday Masuul Ka Tirsan Wasaaradiisa Iyo Sababta Keentay

Hargeysa(HWN):-Wasiirka waxbarashada somaliland Axmed Maxamed Diiriye(Toorno) ayaa xilkii ka qaaday masuul ka tirsan wasaaradiisa.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland Oo Hambalyo U Diray Ardayda, Waalidiinta, Macalimiinta & Masuuliyiinta Wasaaradda . | Solna

wasiir Axmed Toorno ayaa xil ka qaadis ku sameeyey agaasimihii Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashadaas Cabdillaahi Yaasiin Diiriye.

Talaabadan ayaa timid kadib markii qaar ka mid ah dugsiyada Somaliland ardayda loogu dhigay, casharro ka baxsan Manhajka Somaliland, kuwaasoo ku saabsan diinta Kiristaanka.

Agaasimaha Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa lagu eedeeyey manhajka ku soo daray casharro diinta Islaamka ka hor imaanaya.

Agaasimahan xilka laga qaaday ee Wasaaradda Waxbarashada ee Somaliland oo muddo 25 sano ah xilka hayeyayaa wajihi doono talaabo sharciga waafaqsan, iyadoo la soo taagi doono Maxkamad sida uu sheegayWasiirka Waxbarashada Somaliland.

Loading...
Loading...