Kulmiye. Muuse Makadanbaynayaa ?

0
Friday August 28, 2020 - 10:54:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye. Muuse Makadanbaynayaa ?

    Qore Ahmed abdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qore Ahmed abdi

Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib

XISBIGA kulmiye waxa uu ahaa xisbi garabo badan oo kale fikir ah lkn marka udanbaysa isqanciya oo dadka qaar ay yidhaadaan uu khilaaf badan yahay lkn ay tahay waxa uu dheeraa xisbiyada kale waayo dimuqraadiyada ayaa ah in lays khilaafo oo afkaar laysku khilaafo marka danbena aan laysku coloobin.

Xiligii muj Siilaanyo uu hogaamiyay xisbiga waxa uu soo maray khilaafyo iyo tartano badan lkn cidna lama colaysan waanuu kusoo badbaaday ilaa markii danbe uu talada dalka hantiyay.

 

Maanta m/Wayne muuse waxa ay umuuqataa in uu rabo in uu dhiso xisbi guul wadayaal ah oo wax ay qiimo iyo macno ugu fadhiyaa aanay jirin isaga iyo dadka ay kasoo jeedaan dadkuna guulwadaha ma jecla

Hadaba waxa ay umuuqtaa inkasata oo aanu jirin xisbi macno leh dalka oo kale hadana waxa ay u egtahay in aanu Kulmiye muuse biixi kadanaynayn

oo uu noqonayo ninka soo afjaraya xisbiga dalka ugu wayn .

 

Waanay muuqan doontaa bil kadib.

 

Qore Ahmed abdi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...