Miyaanay Khajilayn

0
Friday August 28, 2020 - 10:44:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miyaanay Khajilayn

    27 / 8 / 2020 Miyaanay khajilayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

27 / 8 / 2020 Miyaanay khajilayn


Keene. Iyo kordhiye


Keene . waaryaa kordhiye saaxiib dadku miyaanay ilaahay ka yaabayn Waar ma dawaanay kulankii loo qabtay maamul wanaaga iyo Musuq maasuq la dagaalanka saaxiib miyaanay khajilayn.



Kordhiye. Saaxiib waan daawanaayay wax arintaa aankaaga kordhiyo Garan mayo sababtoo ah wuxu wax adduunka ka dhaca maaha Qof isagu musuq ka samaysan oo haddana la dagaalamaya lama arag Dadkaa caqligooda la caayayaa waayo ka soo diray iyo ka wax usheegaya Inta ay maal qaran lunsadeen lama koobi karo.


Waxa cisho dhoweyto xadhiga laga jaray guri qurux badan dushiisa Waxa ku yaala hanti dhawrka qaranka miyaad weli maqashay 30 sanadood Oo S/LAAN jirtay masuul musuq lagu soo eedeeyay waa maya markaa Guriga laftiisaa musuq maasuqa dhisiddiisu mar haddaanu ahayn waxaa Lagu magacaabay lacguunbaa lagu cunay.


Waxa aynu usamraynaa xukuumadii jeel ku guri lahayd wax kasta oo ay Qaateena way qorantay waana ayaan iman doonta.

ALL ha sahlo.

Guuleed liibaan snm [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...