Abwaan Hadraawi Gabayaaga Geeska Alla Cimriga Ha U Dheereeyo.

0
Thursday August 27, 2020 - 10:19:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Hadraawi Gabayaaga Geeska Alla Cimriga Ha U Dheereeyo.

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash



 

Abwaan hadraawi marka aad maqashaan waxa aad ogaanasaa in uu yahay abwaan ballaadhan,musaqaf iyo xeel dheere kaasi oo ahn mufakar ku taqasushay arrimaha bulshadda iyo luuqadda soomaaliga.

 

Faylasoofar iyo xikmaawi ku nuux nuuxsaday macnaha nolosha taasi oo uu tirriyay maanso inaba laga geyoon karin isaga oo ciwaan uga dhigay  Sirta Nolosha.

 

 Waa caqli badane rogrogay isaga oo tuujiyay maanka iyo garaadkiisa ballaadhan ee mawluhu ku manaystay.

 

 

Muddo dheer ayuu u haggar baxay siduu maansooyinkiisa iyo murtidiisaba uga faa'idayn lahaa makhluuqa eebbe si uu uga taggo dhaxal reebta  mahadhooyin iyo dhigayaal la xasuusto guyooyin.

 

Hadraawi waa addoon ilaahay oo wanaagsan suugaan badan uga tagay jiillalka iyo facooyinka danbe.

 

Waa qof hal-door ah iyo role model ah .dadbaa sheegaya wax ma garatii geeridii hadraawi kuwaas oo bulshada been iyo dab la dhex wareegaya.

 

Waxana aan ku leeyahay qofna wakhtigii ma dhaafayo kadaaya dadka probogandhada iyo beenta abwaanka alla cimriga ha u raajiyo.

W/Q: Hamse Riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...