Sudan Iyo Maalmahan W/Q Maxamed Aden Hassan.

0
Thursday August 27, 2020 - 10:09:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sudan Iyo Maalmahan W/Q Maxamed Aden Hassan.

    TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Xoghaya arimaha Dabada mike pompeo ayaa soo gaadhay magalada Khartoum KRT Intr Airport abid safarki ugu horeyay muddo dhan 17 sanadood o sudan tago masuul USA ah.



Ujeedka safarkiisa waa in is fahan xogan laga gaadho arimaha iso soo dhawaynta Israel iyo sudan si loo gaadho hashiisyo dhinacyo badan ah isla markaana sudan looga saaro liiska dawladaha taagera argagixisada waa sida USA ay ku andocoonayaane.


Waa ujeedka ugu wayn kaasi sido kale waxa ku sugan Khartoum RW Abiy axmed o isna soo gaadhay ujeeka safarkisa waa sida is afgarad buuxa u gaadhi lahayen dawlada ku meel gaadhka ah ee sudan arinta wabiga nile cidda dhex dhaxadinaysana waa mike pompeo maadama wabiga nile maro labada dawladood isla markaana samayn ku yeelanayo.

 

Hadaba Gunaanad xidhiidh Israel dawlad muslim ah la samaysato wax haboon a=maaha ,arrin qiimo sare ku kacay sana maaha maadama aynu kawada dharag sanahay waxay Israel tahay isla markaana anay cidna naf u ahayn mana aha wax la soo dhawaysto.

 

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...