'' Odayaal Baa Na Dheertihiin ''.

0
Wednesday August 26, 2020 - 16:14:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Odayaal Baa Na Dheertihiin ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Sanadkii 2009 anagoo shir hawleed ku saabsanaa xeerka anshaxa Qareenadda kaga doodayna Hoteelka Xaraf ee magaaladda Hargaysa ayuu nala kaftamay lawyer ka socday Haayadda Undp oo horrena u ahaan jirey Garsoore iyo lawyer waayo arag ah oo la yidhaahdo Tahliil hadeerna ka hawl-gala Mogdisho , tahliil hadalkiisii waxaa ka mid ahaa '' hadii reer somaliland tihiin marka la eego sidan aad loo yara ahaan u hadlaysaan ee la eego qaab dawladiidkiina hadii aanu koonfur nahay wuxuunaa na dheerthiin odayaashaa xaaji cabid waraabe ugu horeeyo .



Imika waa halkaase , markaan arkay shalay lawyaradii tv ka hadlayay iyo siday u hadleen , ee aan arkay kuwa maanta isla tv uga jawaabay iyo siday u hadleen , ee aan arkay maxkamadda mogdisho siday Agaasiimayaal guud iyo saraakiil ugu xukuntay xatooyo xoolo dadwayne , waxaan soo xasuustay hadalkii Dr Tahliil ee ahaa Odayaal uun baa na dheertihiin .

W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...