Cudurka Kaagala Fardaha Hadii Laga Gubo Dameeraha Dawada Lama Gaadhayee

0
Wednesday August 26, 2020 - 09:27:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudurka Kaagala Fardaha Hadii Laga Gubo Dameeraha Dawada Lama Gaadhayee

    By: Khadar Adam Aw Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

By: Khadar Adam Aw Muuse

Hadii aynu eegno maalamahan u danbeeyey ee Somaliland waxay ictiraaf u doontahay Taiwan iyo dalal kaleba ,rag guurtiya iyo rag kaleba waxay uhadleen in ictiraafku dibada iyo qaarado kale yaalo,



1.     Ictiraafku waxa uu yaalaa oo ah gacanta kowaad waa dalalka gobolka amab mandaqada aynu ku noolnahay.oo ahaa kuwii iyagu ka soo shaqeeyey in dalkii ugu danbeeyey ee ictiraaf caalmka ka hela  oo ahaa( south sudan) in dalalka geesku ay ahaayeen kuwii dhexdhexaadinta waday, ilaa konfurta sudan noqotay dalal madx banana, ururka IGAD uu ahaa kii qayb ka soo qaatay arinkaas.

 

2.     Waxaa kale oo ictiraafka laga raadin karaa dalka qaarada .laakiin intaynaan qaarada gaadhin waa in dalalka Geesku arinkaas ahaadaan kuwo ka midaysan ,maantana waynu ognahay dal Afrikan ahi arinkaas uma diyaar aha,

 

 

3.     Waxaa kale oo ictraafka laga raadin karaa si caalamiya , taana waynu wada ognahay dal caalamka ka mid ah oo u badheedhaya ma jiro , way dhinc kartaa in ay daaha dabadiisa waxa ka sameeyaan .laakiin ma cadaysan karaan, waayo aduunku wuu is xeeriyaa, iyadoo qaaradii afrika ka sokayso, waxaa kale oo jira ururo kale oo caalamiya ,sida ururaka islaamka ,UN,jaamacada carabta ,intaas oo dhan midna ma qaadi karo talaabo ilaa  dadka ay qadiyadu ka dhaxayso wax isla meel dhigaan mooyee,

 

Gabo gabdii

Hadaba waxaan garan waayey 1960kii  ilaa maanta waxa beesha dhexe ugu wacan ilduufida xaqiiqooyinka markaas jira, iyo waxay xaqiiqada u wajihiwaayeen mar kasta ,  markaa waxay noqonaysaa in maanta dadkii illahay nacay aynu nidhaah aynu ictiraafno.

 

By: Khadar Adam Aw Muuse

 [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...