Dib U Milicso Geedkii Xoriyadda Michael Mariamo, Anthony Mariamo, Ahmed Keyse, Sheekh Darwiish

0
Wednesday August 26, 2020 - 09:23:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dib U Milicso Geedkii Xoriyadda Michael Mariamo, Anthony Mariamo, Ahmed Keyse, Sheekh Darwiish

    Iyo Dube Cali Yare, Q.1aad. By. Prof Jaafaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyo Dube Cali Yare, Q.1aad. By. Prof Jaafaa
Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada loo soo maray, sideese shacabkayga loogu beeri karaa geedka wadaniyada ay lahaayeen.


 Michael Mariamo iyo Anthony Mariamo, Ahmed Keyse, Sheekh Darwiish iyo Dube Cali yare, Waxey lahaayeen dareen dal iyo dad jacayl oo ah, qofkii gudihiisa ilaahay ku abuuray. Dareenkaasi wuu ka xeel dheeryahay xaflado laqabto iyo heeso afka baarkiisa laga qaado.

Waa shucuur iyo qiiro aad uqabto dalkaaga iyo deegaankaaga; waa damqasho iyo diirnax aad u hayso dadkaaga iyo duunyadiisa. Waa wel wel iyo walaac kusoo food-saara markastoo aayaha dalkaagu liito.

PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATTAN (JAAFAA)
KRISIANSAND, NORWEY.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...