COLLDOON Maxeey Kaga Mashquulsan Tahey, Waar Dalka Iyod Daka Wax Uqabta,

0
Friday April 19, 2019 - 10:26:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    COLLDOON Maxeey Kaga Mashquulsan Tahey, Waar Dalka Iyod Daka Wax Uqabta,

    Waa Idinku Ceeb Inaad Dadka Iska Xidhaan Wale,By Fuaad Qawdhan London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Idinku Ceeb Inaad Dadka Iska Xidhaan Wale,By Fuaad Qawdhan London

COLLDOON Maxeey Kaga Mashquulsan Tahey, Waar Dalka Iyod Daka Wax Uqabta,

Waa Idinku Ceeb Inaad Dadka Iska Xidhaan Wale,By Fuaad Qawdhan London

dowllad ka qawaan garrashada kana madhan garshada, waa somaliland.



Waxaan aad u cabeeranayaa xadhiga loo geestey ( WARRIYE COLLDOON) iyo dadka masaakiinta ah ee xadhigoodu buux dhaafiyeey, jeelashada somaliland.

Waar waxaani maha maa muul waa siyasaad guracan oo khaldan, manna ah, inaad dadka iska xidhaan. walaahi i feeling shame of you waleee.

Waar waxaan aad waddaan waa been iyo khiyaali manaha siayasaadu siyaasadu sidaa, siayaasdu waxey tahey?. siyasaadu waa inaad horumer iyo barwaaqo u hoogaamise dadkaaga, noqtana dowllad aay dadkeedu jaceyl yiihiin, , dowlllada dadkeeda jaceyli waa dowlada la saaxibta dhamaan bulshada aay xukunto.

Laakin waxaan aad wadaan, walaahi waa ceeb, cooldoon iyo dadbadan oo somalilana oo dulmi lagu xidhey baa jirra , waaxaa iyana jira in waa dad maskiina oo somaliland ahi wagi baryaba aay kudhacdo dulmi baahsan, taas oo aay hormuud ka tahey maxakada somaliladn oo ah mid tuuga.

, waar hadaad waxaan jooji weydaan oo dadka maskiinta faraha kalla baxi weydaan, walaaahi nin walba oo somaliland ah oo dowlada u sheeqaya gurigiisaa dhibtu ugu soo geli , sityaad bare maxaan ka faaiidney markuu taagtey?

WAXAA QORREY FUAAD MAXAMED QAWDHAN ARIMAHA BULSHADA LONDON

[email protected]
facebook; fuaad qawdhan
00447383135563


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...