muj xuseen aadan oo shaaciyey in uu u tagan yahay murashax golaha wakiilada ah

0
Tuesday August 25, 2020 - 13:10:46 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 2481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    muj xuseen aadan oo shaaciyey in uu u tagan yahay murashax golaha wakiilada ah

    Xuseen waxuu ka mid noqday mar labaad ciidankii 1991kii soo galey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuseen waxuu ka mid noqday mar labaad ciidankii 1991kii soo galey





Hargeysa(HM):-mujahid xuseen aadan cade oo ah xogahayaha gaashandhiga xisbiga waddani ayaa isu soo tagey in uu u sharaxan yahay xildhibaan golaha wakiilada ah.

mujahadi xuseen aadan oo ka soo qayb qaatay halgankii iyo dibu xoreyntii dalka somaliland

wuxuu ka mid ahaa dhalinyaradii dugsiyada sare ee 1983kii ku beeray SNM laguna soo tababarey baabuli isla sanadkaa1983kii

Xilalkii uu snm ka soo qabtey

1986kii ilaa 1987kiiku xigeenka sahanka taliska guud.

1988kii waxuu ka mid ahaa ciidamadii snm ee hargeysa soo galey isaga iyo aabahii Adan cade ilaahay ha u naxariisto.

1989kii ilaa 1990kii waxuu ahaa madaxa hubka iyo rasaasta snm.

Xuseen waxuu ka mid noqday mar labaad ciidankii 1991kii soo galey barbera iyo hargeisa.

wakhtigan waxa uu ku jira xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo mansabka xoghayha gashandhiga ka hayo

iyado la filayo in ay somaliland ka dhacdo doorashada golaysha degaanka iyo wakiilada oo loo qabanayo hal mar ama isku sidkan.

mujahadi xuseen aadan sheegay in uu u tagana yahay murashaxnimada golaha wakiilada

Loading...
Loading...