Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur oo gaaray Dhuusamareeb

0
Tuesday August 25, 2020 - 12:50:09 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur oo gaaray Dhuusamareeb

    Safarka ayaa waxaa ku wehliyay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee degaanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safarka ayaa waxaa ku wehliyay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee degaanada




Wafdi uu hoggaaminaayo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

 

Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug.

Safarka ayaa waxaa ku wehliyay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee degaanada maamulka Galmudug.

 

Waxgaradka iyo siyaasiyiinta ayaa kulamo kala duwan ku yeelan doono Magaalooyin ka mid ah Galmudug, waxaana looga hadlaya xaaladaha kala guurka.

 

Maalmihii lasoo dhaafay Galmudug waxaa ka dhacayay shirar looga hadlayay marxalada kala guurka siyaasadeed ee uu dalku galay iyo go’aan ka gaarista hannaanka doorasho


Loading...
Loading...