Sidee lagugu jeclaanayaa:-Dr. Mustafa Al-Subaaci

0
Tuesday August 25, 2020 - 11:02:12 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1070
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee lagugu jeclaanayaa:-Dr. Mustafa Al-Subaaci

    Walaalahaa waxay kugu jeclaanayaan inaad xusto wanaagooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Walaalahaa waxay kugu jeclaanayaan inaad xusto wanaagooda

1: ILAAHAY (sw) wuxuu kugu jeclaanayaa inaad badiso cibaadadiisa iyo akhlaaqda wanaagsan.

 

2: Dadku waxay kugu jeclaanayaan deeqsinimo badan iyo wanaag aad u samayso.

 

3: Deriskaagu wuxuu kugu jeclaanayaa waji furfurnaan iyo dhaqan wanaagsan.

 

4: Walaalahaa waxay kugu jeclaanayaan inaad xusto wanaagooda iyo inaad Ilawdo khaladkooda

 

5: Macalinka ardaydiisu waxay ku jeclaanayaan ku dadaalida fahamkooda, iyo u dabacsanaantooda.

 

6: Ardaygu macalinkiisu waxuu ku jeclaanayaa : fahamkaaga oo deg deg badan,ixtiraamkooda oo aad badiso iyo aragtidaada wanaagsan oo aanad la baqan.

 

7: Qoyskaagu waxay kugu jeclaanayaan si fiican oo aad ula dhaqanto iyo mashaakilkooda oo aad fahanto.

 

8: Madaxdaadu waxay kugu jeclaanayaan shaqadaada oo wanaagsan iyo ixtiraamkooda oo aad badiso.

 

9: Ilaahay iyo ummadiisu waxay kugu jeclaanayaan in aad sameyso wax kasta oo wanaagsan iyo in aad ka fogaato wax kasta oo xumaan ah.

 

Sideed Ku Liibaanaysaa?.

 

1- Waajibkaaga u gudo sidii illaahay raali ka yahay.

 

2- Ugu shaqee dadka sidii illaahay uu raali ka yahey.

 

3- U fur qalbigaaga wax kasta oo wanaagsan.

 

4- Ka xir indhahaaga wax kastoo xumaan ah, waxaad noqon mid ka liibaaney dhulka iyo samadaba.




 

 

Talooyinkii Dr. Mustafa Al-Subaaci

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...