Kiisas Cusub Oo Corana Virus Ah Ayaa Ku Soo Kordhay deganada Puntland

0
Tuesday August 25, 2020 - 10:32:26 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kiisas Cusub Oo Corana Virus Ah Ayaa Ku Soo Kordhay deganada Puntland

    Waxaa la baaray labadii maalmood oo la soo dhaafay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la baaray labadii maalmood oo la soo dhaafay


Somalia's COVID-19 response: Puntland State University team invent ...

Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay Kiisaska Cudurka Corona virus ee degaanada maamulka Puntland maalmihii ugu dambeeyay.

 

Puntland waxa ay sheegtay in kiisaska Cudurka ay sare u kaceen maalmihii lasoo dhaafay, islamarkaana ay walaac ka muujiyaan kororka Cudurka ee degaanada maamulka Puntland.

Waxaa la baaray labadii maalmood oo la soo dhaafay 116 qof oo 4 qof oo ka mid ah laga helay xanuunka safmareenka ah ee Covid 19.

 

4 qof xanuunka laga helay ayaa da’doodu udhaxaysaa 3 sano jir ilaa 51 jir, 4 qof xanuunka laga helo ayaa 3 qof oo ka mid ah Garowe joogaan, hal qofna Boosaaso.

 

Dadka Xanuunka Ka reystay Waa 3qof.

 

Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ee shaybaarku xaqiijiyey ayaa hada gaartay 403 qof waxaa udhintay 9 qof waxaa ka bogsaday 207qof.


Loading...
Loading...