Madaxweyne Saciid Dani Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kulan Ku Yeeshay Garoowe

0
Tuesday August 25, 2020 - 10:24:15 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Saciid Dani Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kulan Ku Yeeshay Garoowe

    Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay qodobadii ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay qodobadii ka

 

 



Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay kulan hor dhac waxaa ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

 

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb 3, kaasi oo halkaasi ay ku yeesheen madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

 

Madaxda ayaa maanta sidoo kale waxaa ay yeelan doonaan kulan kale, iyagoona diirada ku saari doonaan arimaha doorashooyinka.

 

Sidoo kale Kulanka maantaayaa waxaa ka qeyb geli doonoSiyaasiyiinta iyo waxgaradka ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.


Loading...
Loading...