Madaxweyne Qoor Qoor Tababar Usoo Xiray Ciidamada Darawiishta

0
Tuesday August 25, 2020 - 09:49:09 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Qoor Qoor Tababar Usoo Xiray Ciidamada Darawiishta

    Khudbad uu jeediyay Ciidamada ayuu ku faray inay si wanaagsan ugu shaqeeyaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khudbad uu jeediyay Ciidamada ayuu ku faray inay si wanaagsan ugu shaqeeyaa


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb.

 

Ciidamada tababarka loosoo xiray oo la laylinayey muddo Dhawr bilood ah, waxay noqonayaan dufcaddii 1-aad ee ka baxda DugsigaTababarka Ciidamada ee magaalada Dhuusamareeb.

 

Khudbad uu jeediyay Ciidamada ayuu ku faray inay si wanaagsan ugu shaqeeyaan deegaankooda & dadkooda kana difaacaan cadowga.

Madaxweynaha Galmudug ayaa ku ammaanay Wasaaradda Amniga Gudaha iyo saraakiisha tababarka bixinaysay sida wanaagsan ee Ciidamada ay u diyaariyeen.

 

Tani waxay qeyb ka tahay daddaalada Galmudug ee ku aadan tayeynta iyo u qaabeynta ciidamada kala duwan.







Loading...
Loading...