C/Raxmaan C/Shakuur Oo Ku Wajahan Magaalada Dhuusamareeb

0
Tuesday August 25, 2020 - 09:47:06 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/Raxmaan C/Shakuur Oo Ku Wajahan Magaalada Dhuusamareeb

    Waxgaradka iyo siyaasiyiinta ayaa kulamo kala duwan ku yeelan doono

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgaradka iyo siyaasiyiinta ayaa kulamo kala duwan ku yeelan doono

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusmareeb ee Caasimada Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi ay kusii jeeddaan siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeedda degaanada maamulka Galmudug.

 

Waxgaradka iyo siyaasiyiinta ayaa kulamo kala duwan ku yeelan doono Magaalooyin ka mid ah Galmudug, waxaana looga hadlaya xaaladaha kala guurka.

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa ka mid ah Siyaasiyiinta maanta ku sii jeeda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

 

Maalmihii lasoo dhaafay Galmudug waxaa ka dhacayay shirar looga hadlayay marxalada kala guurka siyaasadeed ee uu dalku galay iyo go’aan ka gaarista hannaanka doorasho



Loading...
Loading...