Yaa Asaasay Jaamacada Hargeisa? (Fowsia Fusuf X Aden)

0
Monday August 24, 2020 - 10:39:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Yaa Asaasay Jaamacada Hargeisa? (Fowsia Fusuf X Aden)

    Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden diiriye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden diiriye

Waxa wax lala yaabo ah weli hal maalin ma arag intaa Jaamacada Hargeisi jirtay Iyadoo la soo hadal qaaday ama la xusay asaasihii jaaamacada Hargeisa  iyado kharaabada oo qaxooti  Ka buuxo inay ka saartay ku fikirtay inay qurxiso oo jaamacad u bedesho.

 

Waa la ogaa intii ay yurub wareegaysay ay reer Somaliland ku lahayd waxaan inoo samaynayaa jaamacad iyo wixii hawl ka qabsaday.

 

Waa ayaan daro iyo xaasidnimo in maalin qudha la soo qaadi waayo magaceeda oo hadba isku sawiraan qaar aan xataa garanayn cidii aasaastay iyo hawsha loo soo maray midna.



Waar xishooda oo xasadka iska daaya  oo bal xataa marka dafcaduu qalin jebinayaan inanta xusa.

Nin abwaan ahaa baa laga hayaa:

Waxba yaanu xeerkay i marin xoolana i siine xaashee nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaab.

Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden diiriye

      Sweden

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...