Taageero Murashax Maxamuud Xaashi Cabdi

0
Monday August 24, 2020 - 10:34:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taageero Murashax Maxamuud Xaashi Cabdi

    [email protected]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[email protected]

Asc Makahore Waxaanu Salaamaynaa Bahda Warbaahinta Madaxa Banaan,



Marka Xiga Anagoo Ah Dhalinyarada  Beesha Reer Yoonis Hj Dal Iyo Debedba Waxaanu Baaq Taageero Ah Lagarab Taaganahay Musharax Nimada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye  Musharax Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ay Dadka Reer Somaliland Wada Xusuusan Yihiin Waxqabadkiisii  Intii Uu Wasiirka Ahaa Sidii U Waxweyn Uga Bedeley  Cigaal Airiport Iyo Dekedda Berbera Iyo Dhamaan Kaabayaasha Dhaqaalaha Ee Dalka Iyo Siyaasadda Arimaha  Carabta Iyo Somaliland


Waxaanu Leenahay Dhamaan Shacabka Somaliland Waa Inay Taageeraan Halyey Maxamuud Xaashi Cabd.  Wabilaahi Tawfiiq.

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...