Waxaan Moodayay Majaajillo

0
Sunday August 23, 2020 - 09:42:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Moodayay Majaajillo

    Guuleed liibaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guuleed liibaan

22 /  8 / 20  

Waxaan moodayay majaajillo  

Keene iyo kordhiye  

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib ma arkaysay isguulkii ku yaalay  

Xaafadda  QALAX  ee labada kun ee qoys Deganaayeen gudihiisa  

Ay taalay cawdan lagu qadeeyaa iyo kursi yaroo caaga oo macalinka  

Loo dhigay  

Kordhiye . saaxiib waan arkaayay laakiin waxaan moodayay majaajilo  

Tv.gu soo daayay markaan yara daawaday waxaan ogaaday inay dhab  

Tahay waxa kalaan daawaday oo ku xigtay wasaaradii waxbarashada  

Oo salaxlay ka hadlaya iyo dhul badan oo ay soo mareen waxna ka qabanayaan  

Waxaasoo dhammi waa been waa sababta lagu cuno miisaaniyadda ee faylka  

La gashado hadday run ka tahay isguulka hargeysa  yaan caw loo gogleen  

Immika waa in kii cwada dhigay iyo kii soo diray labadaba la eryaa waayo  

Waxani wax loo dulqaato way ka badanyiin.  

Waxa ka daran wasaarada caafimaadka sandaqad yarbay udhiseen xaafadaa  

Iyana dhakhtar ma joogo kaaliye ma joogo dawo ma taalo yacnii wax aad ku  

Metesho waxan le xukuumad baanu nahay garan maysid  

Ka ururso mooyee wax uqabo umay iman.  

ALLA  HA SAHLO ISKU DHACBAAN UGA BAQAYAA HADDAY SIDAN KU SOCOTO  

Guuleed liibaan   [email protected]  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...