Baafin:-Baasaaboor Ingiriis Ah Oo Hargeysa Ku Lumay Iyo Abaalgud La Siinayo Cidii Keenta

0
Saturday August 22, 2020 - 19:40:00 in Articles by
  • Visits: 1829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baafin:-Baasaaboor Ingiriis Ah Oo Hargeysa Ku Lumay Iyo Abaalgud La Siinayo Cidii Keenta

    Baafin:-Baasaaboor Ingiriis Ah Oo Hargeysa Ku Lumay Iyo Abaalgud La Siinayo Cidii Keenta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baafin:-Baasaaboor Ingiriis Ah Oo Hargeysa Ku Lumay Iyo Abaalgud La Siinayo Cidii Keenta




Marwo Caasha caynaan waxay dadweynaha magaalada Hargeysa si naxariis leh uga codsanaysaa inay la soo xidhiidho cidii hesha baasaaboor Ingiriis oo ka lumay.



Baasaaboorka ayaa waxa ku qoranin cidii aragta baasaaboor Ingiriis ahoo uu ku qoran yahay IdirisCumar Maxamed, cidii hesha oo la siin doono abaalgud ay ku farxaan waxay la soo xidhiidhi karaan

Marwo Caasha Caynaa oo laga heli karo telefanka +25263 4439434.

Mar labaad waxay marwo Caasha Caynaan ka codsanaysaa dadweynaha Hargeysa in lala raadiyo baasaaboorkaas oo muhiim ahaa abaal gud fiicana ay siinayso cidii soo hesha.



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...