Maamulka iyo Shaqaalaha Hadhwanaagnews oo Hambalyo Maherwacan Udiraya Axmed Aadan Maxamed Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamed.

0
Thursday April 18, 2019 - 22:37:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka iyo Shaqaalaha Hadhwanaagnews oo Hambalyo Maherwacan Udiraya Axmed Aadan Maxamed Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamed.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Dhamaanmulkiilaha iyo shaqaalaha shabakada Hadhwanaagnews waxay halkan Hambalyo Maherwacan  uga dirayaan lamaanaha iscalmaday boqorka iyo boqorada Axmed Aadan Maxamed iyo Marwadiisa Hoodo Maxamed Oo Maanta Maherkoodu ka dhacay Hudheelka Maamuus ee magaalada Hargaysa, waxayna ilaahay uga baryayaan reerka Cusub in ilaahay ka dhigo reerkii wax tara dalka, dadka iyo diintaba ilaahayna kala siiyo awlaad khayrqabta. Aamiin aamiin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...