Maqaalka Uu Abwaaan Qoraa Siciid Mohamud Gahayr Qoray Ee ku Sahabsan Kiiskii Muwaadinka Xidhan Waa Mid Na Farxad Galisay

0
Friday August 21, 2020 - 14:35:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaalka Uu Abwaaan Qoraa Siciid Mohamud Gahayr Qoray Ee ku Sahabsan Kiiskii Muwaadinka Xidhan Waa Mid Na Farxad Galisay

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash

Sida aan ognahay waxa aan dhawaan akhristay maqaal uu qoray abwaan,qoraa,aqoonyahan,ustaad,siciid mohamuud gahayr .

 

Taas oo sheegaysay inuu la kulmay sifiirka jabuuti u fadhiya jamhuuriyadda somaliland war farxada ay is weydaarsadeen.

 

Taas oo ka hadlaysay kiiskii ku sahabsanaa muwaadinkii reer somaliland ee cabdilaahi sheikh cabdirahmaan gacanta ka xaqdaran u gudbisay jabuuti muddo 6 sanniyo dheeraadna ku xabisan guddaha jeelka jabuutiyo.

 

Rejadaa iyo yaddiiladaas waa mid na galin doonta farxad .siciid mohamuud gahayrna runtii waa dadka dhiftiyo  damiirka bini aadamtimada nooshahay leh alla hakaraameeyo.siciid mohamuud gahayr



W/Q: Hamse Riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...