Magacan Yaan La Igu Qabsan Beri Naafaddii Kulmiye.

0
Friday August 21, 2020 - 14:17:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacan Yaan La Igu Qabsan Beri Naafaddii Kulmiye.

    Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Magacan waxan u bixiyey nin walba oo hanleh oo kulmiye laga soo ceydhiyo oo inta aan shirku dhicin Ocoteber 2020. Isgaran waaya.



Waxa loo aqoonsanayaa erey bixinta magaca kor ku xusan #NAAFADDII_KULMIYE

Imisaa salaan jabey, William Saajin Baa dilley.


Labadda korneyl ragii ey shalley ka cabanayeen bey maanta cidla ka heleen. Iyagii baa dibadda jooga oo ey rabaan iney gawracaan.


Siyaasaddu waa khamaar waxase ugu caqli fican ninka garta in laga badiyey. Waxaan qabaa Mohamoud Hashi inuu garandoono.


Haduuse ku rafto, waxu Kula baxi doona Magacan. Isaga iyo ragga kale we damaca siyaasiga ah leh


NAAFADII_KULMIYE

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...