Salaadiinta Beelaha Arab Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Dhigooda Beelaha Harti+Sawiro

0
Thursday August 20, 2020 - 09:55:26 in News by
  • Visits: 3522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Salaadiinta Beelaha Arab Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Dhigooda Beelaha Harti+Sawiro

    Salaadiinta Beelaha Arab Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Dhigooda Beelaha Harti+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaadiinta Beelaha Arab Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Dhigooda Beelaha Harti+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Suldaan Bare Xaaji Xuseen oo ka mid ah madax dhaqameedka waa weyn ee beelaha Arab ayaa hadhimo sharafeed ku qaabilay siyaasiyiinta iyo madax dhaqameed ka soo jeeda beelaha Harti ee dega somaliland iyo Puntland.


Munaasibadan hadhimo sharafeedka ah oo ay ka soo qayb galeen Madaxda dhaqanka, siyaasiyiin, iyo dhalinyaro ka soo jeeda beelaha Arab ayaa si weyn loogu maamusay isla markaana lagu muuneeyey Madax dhaqameed, siyaasiyiin iyo wax garad ka soo jeeda Beelaha Harti ee Dega Somaliland iyo Puntland oo ku sugan magaalada Hargeysa.



Sidoo kale madax dhaqameedka beelaha Arab iyo waxgaradka kale ayaa munaasibadan hadhimo sharafeedka ah sagootin uga dhigayey madax dhaqameed ka yimid Puntland oo dhawaan inan u soo doonay wiil uu dhalay madaxweynaha Puntland.

Image may contain: 12 people, people standing and wedding
Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person
Image may contain: 9 people, outdoor
Image may contain: one or more people and people standing
Image may contain: 1 person, text that says 'Qado Mango Garden Hargeisa, Somaliland harat'
Image may contain: 1 person
Image may contain: 1 person
Image may contain: 1 person
Image may contain: 1 person, text that says 'Qado Mango Garden Hargeisa, Somaliland harat'
Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person, text that says 'Mango G7 Hargeisa Sha'
Image may contain: 1 person
Image may contain: 1 person
Image may contain: one or more people, text that says 'Qade Sharaf Mango Garden Hargeisa, Somaliland'
Image may contain: one or more people, people standing and suit
Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person
Image may contain: 6 people, crowd
Image may contain: 5 people, people sitting, people eating, table and food
Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: 6 people, people sitting and table
Image may contain: 4 people, people eating, people sitting, table, child and food
Image may contain: 5 people, table and food
Image may contain: 5 people, table
Image may contain: 4 people, wedding
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 4 people, people sitting, wedding, table and indoor
Image may contain: 1 person
Image may contain: 1 person
Image may contain: 5 people, people sitting, people eating, table, wedding and outdoor
Image may contain: 4 people, people sitting, table and outdoor
Image may contain: 6 people, outdoor
Image may contain: 3 people, people sitting, wedding and table
Image may contain: 3 people, people sitting and table
Image may contain: 4 people, crowd
Image may contain: 1 person, sitting and beard
Image may contain: 2 people, beard
Image may contain: one or more people, people standing, beard, hat, sunglasses, outdoor and closeup
Image may contain: 1 person, beard and eyeglasses
Loading...
Loading...