Joe Biden iyo Bariga DHaxe W/Q Maxamed Aden Hassan.

0
Thursday August 20, 2020 - 09:37:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Joe Biden iyo Bariga DHaxe W/Q Maxamed Aden Hassan.

    TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Joe Biden madaxwayne ku xigeenki hore e Obama o hadda ah musharaxa xisbiga democratica ayaa la sadalinya in u kaga gulaysto xilka madaxwayne nimo Donald trump waliba electrol college ka si wayn.



Hadiba ay dhacdo taas joe biden waxa suurta gala in u badalo dagaalka mindi mindi ku taaga ah e iran way wada hadli donan wayna wada fadhisan donan iyada o hashiisyo waliba lagali doona u xaglinaya dhinaca D.C washigton sidi dhacdaba heshiiski 2015 e xakamaynta nuclearka e wakhtigisu ku egyhay bisha October e sanadkan 2020 wax wayna way isbadali doonan.


Dhinaca dawladaha GCC ga gaar ahaan sacuudiga aad bay xisbiga muasharaxan isaga so horjedan maadama sucudugu tageray doorashadi 2016 ka e xisbiga republican ka teeda kale waxa u iman doona xilli laga shakinsanyahay in Dalka KSA u sameysanyo Hubka nuclearka taas o china ka caawiyey Taas macnahedu waa in USA waydo dhaqaale badan o ay ka heli jirtay dalka KSA markaas hada way isbadashay fekerki D.C Washington  e dalka Ksa.

 

Dhinaca turkiga Waxa so baxday waraysi u kaga hadlay in xukumada Ak party meesha dhafinayo isla markaana ay iska cada hay cidda lagu badali doona sideedana turkiga hayadaha usa xidhidh wanaagsan lama laha kaliya madaxwaynaha hada joogaya ayay xidhidh aad u wanaagsan leyihiin waxaana suurta gala hadii biden la doorto in afgambigi dhicisobay dib isu istaadho.


Xaladahas hadi ay sidaas noqdan waxa si laba shidmi doona xiisada iyo dagaalada bariga dhaxe taas o ay marki horeba ka jirtay colaado dabo dheraday iyo dhaqaale burbur iyo xasilooni aad iyo yar bal aynu la socono wixi soo kordha

 

Falaqayn Iyo Faqidaad

E-MAIL:  [email protected]

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...