S/Laan Yaa Beed Ka Dhigay

0
Tuesday August 18, 2020 - 10:32:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    S/Laan Yaa Beed Ka Dhigay

    Guuleed liibaan [email protected]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guuleed liibaan [email protected]

17 / 8 / 20  

S/LAAN YAA BEED KA DHIGAY  

Keene iyo koordhiye  

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib shalaya anoo warka dhegaysanaya  

TV .HC.ayaa warka madaxdiisa waxa ku jirtay deeq la gaadhsiiyay  

Degmada salaxlay oo la gubay markaa anoo sugaya deeqdaa waxa  

Loo gubay oo aan weli la sheegin ayaa warkii dhammaaday dabeed  

Waan garan waa yay waxa dhacay .  

Kordhiye. Saaxiib waan sugaayay qudhaydu laakiin waxa dhacday  

In TV ga lala soo hadlay warkaana laga saaray sabab too ah deeqdu  

Waxay ahayd huu dheydh ama maryo duuga oodebeda laga keenay  

Caafimaad ahaanna aan uwanaagsanayn oo dawladu degmada salaxlay  

Oo roobabku wax yeeleen ay ugeeyeen dabeedna markaa iyakoo  

Caafimaad kooda ilaalinaya ayay gubeen maryii  dadkii gubayna  

Waa la soo xidhay markaa waxaanay ogayn in warbaahinta bulshada  

Oo dhami ay faafiyeen markaa waxy isyidhaaheen yaydaan fadeexadoobin  

Khaladba khalad bay ku saxayaan.  

S/LAANNA  waxay ka dhigeen beed wixii tab taaba jebinayaan  

Waana calaamadaa dadka aqoonta yar ee xil loodhibo talaabada  

Uu qaadaaba xumaan bay ubuuraysaa  

ALLA  ha sahlo  

 

Guuleed liibaan   [email protected]  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...