Kacdoonka Awdal Iyo Kibirka Kulmiye

0
Tuesday August 18, 2020 - 10:29:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kacdoonka Awdal Iyo Kibirka Kulmiye

    waxana soo ifbaxaya in la baalmaray heshiiskii la isku aaminay ee xaqsoornimada iyo tirakoobta shacbigu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxana soo ifbaxaya in la baalmaray heshiiskii la isku aaminay ee xaqsoornimada iyo tirakoobta shacbigu
waxa hubaal ah in somaliland udub dhexaadkiisu yahay GOBOLADA GALBEEDKA SIDA GABILEY AWDAL IYO SELEL.

waxana soo ifbaxaya in la baalmaray heshiiskii la isku aaminay ee xaqsoornimada iyo tirakoobta shacbigu dhici doona kadib doorashada golaha shacabka iyo ka degaanada ee dacay 2005 kii la isku aaminay goaankii MAXKAMADA SARE ee SOMALILAND ku soo gunaanaday kuna afmeertay ismaandhaafkii iyo saluugii shacbiga galbeedka ee
awoodqaybsiga kuraasta golaha shacbiga iyo deegaanka  in aan marlabaad lagu geli doonin wadiiqadii gumaysigii engriisku jaangooyeye ee tiradiisu ahaa 33xildhibaan .
waa goaan maxkamada sare goaamisay aan sinaba loo dhaafi karin,
 shan iyo labaatan sano ka dib haday talo taagantay qabyo waa halkeedii LA JIIFSAANA BANAAN LA JOOGSAANA BANAAN maxaa yeelay anaa midida daabkeeda haya, waxa hubaal ah in ay dhici doonto

Ayaaan baa a imaan doonta


Dhulka ayro ku foofto
African mad madaw iyo
Ajanibbaa dagi doona
Iyagaa talin doona
AMISOM

Ayaan baa iman doonta
Haddaan ebbahay caymin
Mujrimiin oogo madoow oo
Islaam sheeganayaa
Agablay hambadaada
Isa sii amba raaxsho
SHABAAB

Dharaarbaa  iman doonta
Imaaraatka sidiisa
Ninbba aag ku go doomo
MAAMUL GOBOLEEDYADA
federalka

Dharar ba imandonta dadka Sool & iyo Awdal aadanoow hagrateen arintoodu adkaatoo Lagu raadsho ilays
(Khatumo state. &Awdal state )

Allahaw u naxariiso abwaan gaarriye

abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye aun 1993 maruu la hadlaayey beelaha waqooyiga soomaaliya buu sidaas ku yiri dabcan abwaanadu waxa soo socda ilahey ka hadal siiyaa asna wuu asiibey

ALLAW SAHAL AMUURAHA ADAA SAATIROO JIRA


XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...