Dawladnimaddii Somaliland Way (Fail) Garawday Maanta Waxay Maraysaain Laga Horyimaado Gurmadka Beni Aadminimada.

0
Monday August 17, 2020 - 09:17:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladnimaddii Somaliland Way (Fail) Garawday Maanta Waxay Maraysaain Laga Horyimaado Gurmadka Beni Aadminimada.

    Hebel raggii bassaasiinta nova lahaa maye!!!!!!!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hebel raggii bassaasiinta nova lahaa maye!!!!!!!.
DAWLADNIMADII SOMALILAND MIDAB XUN BUU U SAMEEYEY OO DHABARTJAB KU KEENAY SOMALILAND NIMADII MAR LAGU NAALOODAY ARINKAA CID KASTOO KA SOO HORJEEDDAY SOMALILAND GUUL BAY KA GAADHAY WAXAANA U SABABA AH HUNGURIXAMADA HOGGAANKA BEESHA DHEXE  KULMUYE HOGAANKA KA YAHAY- ' FUTADOODA'.



Madaxweyne Muse wuxuu ugu yimi Xafiiska  la fadhiisiyey ee Madaxweynaha dhibaatooyin aad u badan, qasnda madhan, shaqaale qabyaalad loogu soo ururiyey Madaxtooyada, danguud oo la boobay , Dekeddii oo la iibsaday Saldhig Military  oo Bebera laga Bixiyey oo Laguna Magacaabay UAE laakiin HUBAAL AY LAHAAYEEN  ISTICMASLKIISA SUCUUDIGA IYO MASAR SI AY U ISTICMAALAAN DAGAALKA YEMEN IYO DAGAALKA BIYO XIDHEENKA NIIL EE ETHIOPIA IYO MASAR ISKU HAYSTAAN IYO IN IIRAAN IYO RUUSHKA LAGA FADHIISTO XEEBAHA WOQOOYIGA SOOMAALIDA. Madaxweyne Muse halkuu isbadel la Iman lahaa oo dad iyo dal isu baadigoobi lahaa wuxuu ku dhaqaaqay wixii Xikuumaddii Silaanyo ku xannuunsaday ee ka xannuunsaday waxay samaysay wax ka sii xun. 

1- danguud boobkii oo sii kordhay iyo dhul Boob cusub.

2- wuxuu qoyskiisii ku wareejiyey  hantiyo badan oo danguud AH iyo madaxnimo aan wadanku ku soon Karin iyo inamo yaryar oo dawladnimo waxba ka aqoon. 
Maamul wadan oo gole kafuul ah.


MUSE SIYAASADDII GUDAHA WAXBA KAMUU QABAN EE WUU SII SHIDAY OO BEELIHII WADANKA WEY KALA DHAQAAQEEN OO ISKU MAAMUL IYO XUKUUMAD LANA WADA LAHA LA ISUMANA GURMADO INTUU MUSE YIMI.


Madaxweyne Muse Musuqmaasaqii uu yidhi ama dadkii dooranaayey waxbuu la qaban waabuu sii labanlaabay oo isagaaba dayrtay DHUL shacab badani lahaayeen oo Dadna lagu toogtootay guryahoodii.  Dadkii kalee is boobayeyna wey sii kordheen. 


Kootooyinkii Xukuumaddii Siilaanyo bixisay ee sifada qaldan ummadda Looga boobay Qaar badan debuu usoo boobay isagoo aan gacantii dawladda ku soo celin ee isagu caruurtiisii ku kala qorqoray oo ah siyaalaha ina Cumar Geelle u dhaqmo Djabouti oo kale  laakiin tani waa  keligii taliye kastaa siduu yeelo Madaxda caalamka Islaamka iyo Africa dibs uu jaleeca waxay ku dambeeyeen.


Kulmiye hii hore  iyo kii  dambe ba wey bedeleen midabkii landscape ka siyaasadda dhulkan ku naalooday inay dawladnimaddii lixdankii kala soo noqdeen Somalia laakiin maanta midabka Somaliland  wuu  isbedelay oo inner landscape ka shacabka Somaliland waa Somaliweyn oo rajo  ka soo muuqato  inay sugayaan xuduudihii Somali Republic dii uu keligii taliyihii Mohamed  Said Barre  burburiyey  dadkii Somaaliyeedna wey  ISKU soo noqonayaan laakiin waxaa (on the horizon) ah (how it will take place), dagaal xooggani ma imanayaa markuu Turkigu 30000 Somali Askari dhiso,  waa Saaalaha hor yaa Askari Muse Biixi IYO dadkii Dagaalada siday ku yimmaaddaan wax ka yaqaan.


Maanta wax dhaqan dawladnimo oo INSTITUTIONS kii ka dhex shaqeeyaa ma jiro Suleiman GAAL waa aragteen waxa TV ga QARANKA ka soo baxaya iyo reer 


Hebel raggii bassaasiinta nova lahaa maye!!!!!!!.

DAWLADNIMADDII SOMALILAND WAXAA INOO MUUQDA INNAY SHACABKEEDII DUUFAANKU KU DHUFTAY DAGAALKA KULA JIRTO. HADDAY LACAG YARI MAATIDA LOO SOO URURIYO LACAGTA LA KARSAN MAAYO EE RAASHIN IYO ALAABO AYAA DUKAANADA HATGEYSA LAGA SOO SIINAYAA OO LACAGTU TIJAARTA IYO XUKUUMADDA QASNADOODAY IMANAYSAA DADKII WAX FAHMAYAW. 


KURSIGAN MADAXEEYNAHA LAGU SHEEGO EE SOMALILAND  NINKASTOO YIMMAADDAA WUU KU WAALANAYAA MAXAA WACAY SIDA  JOP DESCRIPTION KA MADAXWEYNUHU  YAHAY EE LOO DHIGAY BAY WAALIDU KA IMANAYSAA.


M BASHE

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...