Cabdiwali Gaas Muxuu Kaga Jawaabay Inuu Dhacay Lacag Uu Shirkada DP World Kaga Qaaday Heshiiskii Uu La Galay?

0
Sunday August 16, 2020 - 15:15:34 in News by
  • Visits: 1725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiwali Gaas Muxuu Kaga Jawaabay Inuu Dhacay Lacag Uu Shirkada DP World Kaga Qaaday Heshiiskii Uu La Galay?

    Cabdiwali Gaas Muxuu Kaga Jawaabay Inuu Dhacay Lacag Uu Shirkada DP World Kaga Qaaday Heshiiskii Uu La Galay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiwali Gaas Muxuu Kaga Jawaabay Inuu Dhacay Lacag Uu Shirkada DP World Kaga Qaaday Heshiiskii Uu La Galay?


Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland, Abdiweli Cali Gaas, ayaa iska fogeeyay inuu lunsaday dhaqaalihii ku baxay heshiiskii dekeda Boosaaso oo maamulkeeda ay kula wareegtay shirkadda DP World.

Ma Dhabbaa In Imaaraadku Xidhay Cabdiwali Gaas? - Sayruuq News


Shirkadda DP World ayaa lacag $15 malyan ah siisay maamulka Puntland, taasoo ahayd lacag loogu magac daray xaqul qalin islamarkaana aan ku jirin heshiiska guud ee dekeda lagu maalgalinayo.


"Hal dollar igama soo gelin heshiishka dekedda Boosaaso, $15 malyan oo Puntland saxeexa loo siiyey waxaan ku dhisay garoomo, madaxtooyooyin iyo waddooyin”.


CabdiweliGaas iyo xukuumadiisii hore ayaa lagu tilmaamaa inay sameysay musuq maasuqii ugu xumaa ee soo mara maamul goboleedka Puntland, waxaana meelaha aad farta loogu fiiqay kamid ah heshiiska dekeda Boosaaso iyo mashruuca wadada Garoowe iyo Gaalkacyo.


Labadan mashruuc ayaa weli ah kuwo aan la mahdin, waxaana saameyntii ka dhalatay ay culays ku keentay shacabka Puntland.

Loading...
Loading...